Soo saarida shahwada (manida)
Shahwada waxaa loo soo saaraa qaabka soo socda:
- Xaniinyaha waxay soo saaraan maaliyiin ah unugyada shahwada.
- Unugyada shahwada ee bisil waxaa lagu kaydiya xaniinyaha.
- Marka ninku uu biyo baxayo, unugyada shahwada waxaa laga soo xiriira tubooyinka shahwada.
- Unugyada shahwada waxaa loo soo safriya borostaytiska iyo qanjirada shahwada. Dheecaan ayaa lagu daraa unugyada manida. SI wada jir ah dheecaanka iyo unugyada manida ayaa sameeya shahwada.
- Shahwada ayaa ka soo baxda guska iyadda soo marayso kaadi heysta.
Nin taagan. Xoog saarida waa guska kacsan.
Guska waxaa laga arki karaa gudaha: 1. Xaniinyaha, 2. ukunta xaniinyaha, 3. tubooyinka shahwada, 4. borostaytis 5. qanjirka shahwada, 6 kaadi mareenka
Goorta ninku wax rimin karo?
Ninka wuxuu soo saaraya shahwada marka ugu horeysa inta lagu jiro qaangaarnimada. Guud ahaan, ninka wuxuu ku qaan gaaraa inta u dhaxeysa da’da 12 iyo 15. Markaas carruur wuu yeelan karaa. Xitadda haddii galmo sameeynayo marka ugu horeysa.
Ninku waxa uu soo saaraa unugyada shahwada noloshiisa oo dhan. Waxa uu yeelan karaa carruur noloshiisa oo dhan.
Sidee ninka uu ku uureyn karaa naag?
Naagtu ayaa uur qaadi kartaa oo kaliya haddii ay shahwada gasho minka naagta iyadda uu mareysa inta lagu jiro maalmaheeda bacriminta.
Ka hor inta aanu biiyo bixin, ninku hadda ka hor waxa uu lumin karaa wax yar oo dheecaan ah oo ka koobnaan kara unugyada manida. Ka bixinta guska ka hor inta aad biyo bixin ma ahaan qaabka ilmo kala fogaynta. Ninka wuxuu gashan karaa cinjir guska si u shahwada u uruuriyo. Tani waxay ka hortagi doonaa shahwada inay gasho ilmo galeenka naagta.
Ninka maray dhalma joojinta waxa uu soo saaraa shahwad aan lahayn unugyada manida. Shahwada isku ekaan doonta. Ma saameyn doonto guskiisa kaco ama awoodda uu ku galmoodo.