Uuraysashada qofka qaba HIV
Qof la nool HIV ayaa si dabiici ah uur u qaadi karaa dhali karaa carruur aan qabin HIV.
U uuraysiga si dabiici ah
Xaaladan qaar, waa surtogal inaad la sameeyso galmo cinjir lamanahaaga joogtada ah (xiriirka joogtada) kaas oo aan qabin HIV:
- Haddii, ugu yaraan 6 bilood, qadarka HIV ee ku jira dhigaaga (culayka fayriska) ma la qaban karo. Haddii aad si sax ah uqaadato dawooyinka maalin kasta, xamuulka fayraska wuu yaraadaa. Dhowr bilood ka dib, calaamadaha fayraska in dheeraad ah lagama heli karo baadhitaanka, iyo
- Haddii xamuulka fayraska aad sido la eegay wax ka yar 6 bilood ka hor, iyo
- Haddii adiga iyo lamaanahaaga aanad laheyn STIkale.
Kala hadal la taliyahaaga HIV iyo lamanahaaga haddii aad rabto inaad galmo sameeyso cinjir la’aan.
Haweenay la hadlaysa la taliyaha HIV.
Lammaana hadlaya
Haddii uuraysiga dabiiciga ah aanu suuragal ahayn
Suuragal maaha in loo uuraysto qaab dabiici ah, waxaa jira doorasho kale:
Haddii uu ninku qabo HIV
Fayraska HIV waxay ku jirtaa gudahashahwada ninka.
- Dhakhtarka ayaa “dhaqi” karaa shahwada si looga saaro fayriska.
- Dhakhtarka ayaa ku galinaya shahow dhaqan minka naagta aago.
Haddii ay haweenaydu qabto HIV
- Unugta ukunta ma qaado fayriska.
- Khabiirku waxa uu ku geliyaa shahwada ninka makaanka haweenayda.
Uurka iyo HIV
haweeyneyda uurka leh ee qabta HIV waa inay qaadataa daawooyinka xiliga uurka iyo umusha. Xaaladan, wax ka badan 99% ayaa ku dhasha HIV.
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtara haweenka haddii aad si dabiici ah u ummuli karto. Mararka qaar cunuga ayaa ku dhalan karaaqaliin.
Ilmaha waxaa la siiyaa dawooyin dhalashada ka dib.
Inta badan dhakhatiir Netherlands wxaa lagu taliya inay ilmaha ku siyaan masaad caaaha halkii ay naaska ka nuujin lahayeen, maadama tani ay baabi’in karta khatarta gudbinta HIV. Si kastaba ahaate, hooyada qabta HIV waxa laga yaaba inay ku burburiso fayraska naasnuujinta iyadda oo kormeerayo dhakhtar. La tasho dhakhtarkaaga/xirfadalaha HIV haddii aad tixgelineyso tani.
Haweenayda uurka leh ee qabta HIV waa inay qaadataa dawooyin muddada uurka iyo ummulida.
Dhakhtarka haweenku waxa uu la hadlaa haweenay uur leh qaabkaas waxay kartaa inay si wanaagsan u ummusho ilmaheeda.
Hooyadu waxay dhalo ku quudisaa ilmaheeda beddelkeed.