U turjun:

Noocyada jidhka raga

Jidhka nin kasta waxa uu u eegyahay mid kala duwan. Ma jiraan sharciyo waxa jidhka ninku u eekaan karo Jidhadhku way kala duwanaan karaan, tusaale ahaan:

  • midabka maqaarka;
  • qaabka guud;
  • miisaan;
  • dhererka;
  • guska;
  • xajmiga iyo midabka shuunka iyo tinta jira.

Jidhadhka raga ee kala duwan: jidhka nin kastaa waxa uu u eegyahay mid kala duwan.

Raga qaar waxay xiiraan timaha shicrada ama timaha jidhka, kuwa kale ma laha. Tani waa dookh.

Qaabka jidhku aanu muhiim u ahayn qaabka ay u shaqayso.