Ku xidhnaanta ilmahaaga
Xidhiidhka hooyada-ilmaha
Xiriirka ka dhaxeya hooyada iyo ilmaha ayaa u koraya si dabiic ah xiliga dhalmada.
Hooyada iyo ilmahu si kedis ah ayay uga jawaab celiyaan ishaarooyinka midba ka kale. Ilmahu waxa uu aqoonsadaa urta iyo garaaca wadnaha hooyadii.
Maalin kasta hooyadu waxay fahantaa si wanaagsan waxa ilmahu u baahanyahay. Tusaale ahaan: marka ay hoonayaan ama marka ay baahan yihiin.
Naas nuujinta waxay ka caawisaa in la xoogeeyo xidhiidhka u dhexeeya hooyada iyo ilmaha. Hooyada aan naaska nuujinin ilmaha ayaa heli karaa siyaaboon kale ay ugu xirmaan ilmahooda.
Xidhiidhka aabaha-ilmaha
Aabbayaashana, aad ayay u adkaan kartaa in la sameeyo xidhiidh xoogan. Laakiin aabbayaasha, sidoo kale, waxay xoojin karaan xidhiidhkooda ay la leeyihiin ilmahooda. Waxay karaan, tusaale ahaan:
- Quudinta ilmaha naaskaaacanaha ama ku quudinta ilmaha masasad;
- kolkoolinta ilmahal;
- U qubee ilmaha;
- ku qaad ilmaha xambaar.
Daqiiqadahan isku dhowaanshaha waxay muhiim u yihiin aabbaha iyo ilmaha. Sidoo kale machaneedu waxa weeye in hooyadu ay nasan karto wakhti ilaa ka kale.
La hadalka
Noqoshada waalid ahaan waa hanaanka barashada. La hadal qoyskaaga, asaxaabtaada, ama waalidiinta kale iyo dhakhtarkaaga guud ama umulisada. Way ku caawin karaan oo talo ku siin karaa. Sidoo kale kala hadal lamanaahaga wax kuu saabsan waxaa labadiinba rabta oo aad u baahan tihiin.