Kondhomka dhediga
Cinjirka dheddiga waa qaabka looga hortago uurka.
Waa kiidh rabadha ah Ciniikra wuxuu ku leeyahay labada dhinac wareeg laastiiga ah: wareega dibadda ah iyo wareeg gudaha ah. Wuxuu ururiya shahwada marka ninka uu biyo baxo.

Kondhomka dhediga
Sida loo gashado kondhomka dhediga
Gasho cinjirka dheddiga ka hor gelinta. U samee qaabka soo socda:
- Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
- Maroojinta shayga wareegsan ee gudaha.
- Geli kondhomka gudaha siilka.
- Geli 1 far gudaha siilka oo ku riix shayga wareegsan hoos ilaa inta suuragalka ah. Ka taxadar cinjirka inuu dhaqdhaqaaqin mar walba guska inuu ku dhex jiro gudaha xiliga galmada.
- Wareega dibada ah waxa uu meel ku hayaa kondhomka marka la isku galmoonayo. Waxay ahaataa jidhka dibadiisa oo waxay dabooshaa aaga ku xeeran siilka.
- Galmada ka dib, qaado shayga wareega san ee dibada oo yara qalooci marka aad soo jiidayso kondhomka. Ka feejignow in shahwadu aanay gelin siilka.
- Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.
Isticmaalka kondhomka hal mar.
Faahfaahinta miskaha naagta: 1. cinjirka dheddiga, 2. minka, 3. siilka, 4. dabadda and 5. kaadi mareenka.
Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
Maroojinta shayga wareegsan ee gudaha.
Geli kondhomka gudaha siilka.
Geli kondhomka gudaha siilka.
Geli 1 far gudaha siilka oo ku riix shayga wareegsan hoos ilaa inta suuragalka ah.
Wareega dibada ah waxa uu joogaa dibada jidhka oo waxay dabooshaa aaga ku xeeran siilka
Wareega dibada ah waxa uu meel ku hayaa kondhomka marka la isku galmoonayo.
Galmada ka dib, qaado shayga wareega san ee dibada oo yara qalooci marka aad soo jiidayso kondhomka.
Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.
Aad la isuguma halayn karo marka si khaldan loo isticmaalo
Marka kondhomka dhediga si sax ah loo istcimaalo, waa qaab aad la isugu halayn kara oo ka hortagga uurka ah. Si kastaba ha ahaatee, kondhomka dhediga inta badan looma isticmaalo qaabka hore loo sharaxay. Xaaladaas, kondhomku aad la isuguma halayn karo.
Aan aad la isugu halayn karin.
Ka hortagga HIV iyo STI
Cinjirka sidoo kale wuxuu ka difaacaya HIV wuxuu yareyna khatarta kale ee STI.
Kondhomka haweenka iyo kondhomka raga waa qaababka keliya ee ka hortagga uurka oo kaa ilaalin kara adiga kuwan,
Kondhom la isticmaalayo muddada galmada.
Iibsiga kondhomka haweenka
Waxaad ka iibsan kartaa cinjirka dheddiga, tusaale ahaan farmashiga, dukaanka daawada ama internet-ka. Ma u baahnid inuu dhakhtar kuu qoro.
Cinjirka dheddiga wuxuu joogo qiimo ahaan € 3.
Waa maxay qiimaheedu?