U turjun:

Waxa la samaynayo dhacada uurka aan lagu talo gelin?

Haddii aad uur leedahay oo aan qorsheynin, waxaad heystaa 4 dookh. Waxaad go’aan ka gaari kartaa wax ku saabsan uurkaaga.

Haddii aad go’aansato inaad uurka sii laaato, waxaad saemeeyn kartaa;

  • Iska soo ridid:
    Haddii aad uur leedahay oo aanad rabin inaad ilmaha dhasho, wad iska ridi kartaa uurka adiga iska soo ridayo. Gudaha Netherlands, ilma iska sooridka waxaa la oggolyahay ilaa 24 todobaad oo uur ah. Tan waxaa lagu dhisay sharciga sababtoo ah ilma ilaa 24 todobaad kuma noolaan karo meel ka baxsan ilma galeenka. Dhaqan ahaan, ilma iska sooridka waxa lagu sameeyaa 22 todobaad oo uurka ah. Ka hor inta aanad samayn ilma soo ridka, waxaad la tashanaysaa dhakhtarka guud ama dhakhtarka kale si uu kaaga caawiyo inaad go’aan gaadho.
     
  • Daryeel ilmaha:
    Haddii aad go’aansato inaad dasho ilaha waa inaad daryeesho adiga, haddii isku diyaariso oo diyaariso waxyaabo badan ka hor iyo kadib dhalmada. Ballan umuslida sida ugu dhaqsiyaha badan.
     
  • Gey ilmaha xanaanada ilmaha (ku meel gaar):
    Tani waxay ka dhigan cunuga ay (si ku meel gaar ah) uu ula noolaan doono qoys kale. Dookha meelaynta xanaanda ilmaha waxay ka dhigan tahay inaad weli tahay waalid ad oo la xiriireyso ilmahaaga. Sharci ahaan waxaad weli xaq u leedahay inaad heysanayso ilmaha. 
     
  • Gay ilmaha meelaha lagu koriyo.
    Tan macnaheedu waxa weeye ilmahu waxa uu had iyo jeer la noolaadaa qoys kale. Xaalada korsiga ilmaha, ilmahu waxa uu helaa magaca qoys oo waalidka korsaday ah. In dheeraad ah ma haysatid iaalinta ilmaha. Waalidiinta korsanaya ayaa xaq u leh heysashada ilmaha. Waxay gaari dhammaan go’aanada ku saabsan ilmaha.

    Hagida marka la tixgelinayo joojinta korsashada cunugaaga.
    Haddii si lama filaan uur ku qaado oo ka fakareyso wax ku saabsan inaad iska rido, waa lagu hagid oonaan waana laga caawin doonaa hanaanka. Fiom waxay bixisa taageerada doorashada hanaanka xiliga uurka iyo dhalmada kadib. Waxaad iska diiwaangelinta kartaa hagida Fiom website(websaydka ku qoran yahay Dutch laakiin waxaa lagu fasiri karaa luuqadaha kala duwan). Waxaad kale soo degsan karaa warqadda soo korsashada oo ku qoran luuqadaha kala duwan.

Way adkaan kartaa in la doorto waxaa aad rabto inaad ka yeesho uurka. Haddii aad ka shakisan tahay waxaad ballaan ka qabsan kartaa xirfad aqoon u leh oo degan Netherlands. Shaqaalaha ma ku siin doono talo. Waxay ka caawin doonaa adiga (lamanaahaaga) waxaan isla meel dhigi doonaanta dhammaan fikradaha iyo dareemaha si aad go’aankaaga u gaarto. Noocan ballanta ah lacag ma ahan.  

Ka hortagga uurka

Si aad uga hortagto uurka aan loo baahnayn ee soo noqnoqda, waxaad isticmaali kartaa ka hortagga. Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarkaaga qoyska, kalkaalisda ama rugta ilmaha la iska rido.