Ma jirto rabitaan in carruur la dhalo
Dadka qaarkood waxay doonaan inay dhalaan carruur, dadka kalana ma doonaan. Kala hadal lamaanahaaga
Haddii aadan doonayn inaad carruur dhasho, taasi way fiicantahay. Cidna kuguma khasbi karto inaad carruur dhasho. Waxaad xaq u leedahay inaad doorato: Waxaa laga yaabaa inaad doonayso inaad carruur dhasho, laakiin diyaar ma tihid. Waxaad dooran kartaa marka aad doonayso inaad carruur dhasho.
Haddii aad weli rabin inaad carruur yeelato, isticmaal kaniinka ka hortaga uurka xiliga galmada.