U turjun:

Xaasidnimada

Marka aad ku jirto xiriir maseer ah, dhab ahaanta waxaad ka cabsaneysa inaad weyso lamanahaaga ama dareenkooda. Waxaad dareemi kartaa amni daro.

Lamaanahaagu waxa uu sidoo kale dareemi karaa xaasidnimo.

In xaasidnimo la dareemaa waa caadi. Haddii xaasidnimadu sii xoogaysato, waxay ku noqon kartaa dhibaato adiga iyo lamaanahaaga. 

Haddii adiga iyo lamaanahaagu aad samaysaan qaab xaasidnimo ah, isku daya inaad fahamtaan waxa sababaya xaasidnimada. Kala hadal lamaanahaaga wax ku saabsan saamaynta xaasidnimada labbadaba adiga iyo waxa ku saabsan filashooyinkaaga iyoxadadka.