U turjun:

Khaniisnimada

Dadka qaar waxay xiriir jaceyl iyo/ama dareemaha galmada dadka ay isku jinsiga yihiin. Labada raga iyo dumarka ayaa khaniisn noqon karaa. Raga ayaa dareen u qaada raga waxaa loogu yeera khaniins ama khaniis; haweenka dareema naagaha kale waxaa loogu yeera khaniis ama khanisad. Dadka qaar waxaa soo jiita labbadaba raga iyo haweenka. Waxaa lagu yeera labo jinsi.

2 nin oo isku ahaaday

Dadka ayaa dooran karaa haddii ay isugu yaaraan khaniisad, khanisad ama labada jinisiga. Tusaale ahaan, raga qaarkood waxay galmo la sameeyaan raga, laakiin isugu yeedhaan nafahooda khaniis.

Sababtee dadku khaniis u noqdaa?

Lama garanayo sababta qofka ay u soo jiidato hal sinji ama mid kal, ama labbada sinjiba. Si kastaba ha ahaatee, ma garanayno taas:

  • Khaniisniyada ma ahaan dookh. Waxay u timaadaa si dabiici ah.
  • khaniisnimadu waxay ka dhacdaa wadama oo dhan iyo dhaqamada. Gudaha Yurub, takoorka khaniisiinta waxa mamnuucay sharciga. Waxa mamnuucay sharciga in dadka loola dhaqmo si gooni ah oo la faquuqo ama la saaro xayiraada iyaga sababtoo ah khaniisnimadaa.

Ma cadda haddii khaniisnimad la kala dhaxlo. Doorka uu ciyaaro qofka korinayaa sidoo kale si dhab ah looma ogga.

U sheegida kuwa kale inaad tahay qof khaniis ah.

Dadka qaar waxay dareenkooda ka dhigaan gaar, dadka kale ayaa u sheega qoyskooda iyo asaxaabtooda inay khanisad ama qof nin iyo naag u galmooda. Khaniiska ama kuwa jinsiga ah waxay u baahan yihiin waqti inay aqbalaan inay soo jiitaan dadka isku jinsiga mid ah.

Waa inaadan u sheegin dadka oo dhan inaad tahay khaniis. Haddii aad u malaynayso inaanay badbaado ahayn inaad u sheegto kuwa kale, ka dib waa inaadan samayn. 

Waxay u noqon kartaa nefis dadka kale. Waa inaadan qarin in dheeraad ah. Marka koowaad lahadal dadka aad u malaynayso inay kuu aqbali doonaan sidaas tahay. Iska jir falcelin ugu horaysa had iyo jeer ma wanaagsana.

La kulanka dadka kale

Waxaa jiro ururo gaar ah iyo goobaha kulanka halkaas oo aad ku baran karto khanisyada kale, khaniisad ee dadka nin iyo naagta u galmooda. 

Khaniisnimada iyo sharciga

Yurub, ku takoorida dhaqanka galmada waxaa mamnuuca sharciga. Waa mamnuuca sharciga in loola dhaqmo dadka si gaar ah ama laga reebo ama xiyaraad la saaro sababtoo dabeecadaha shakhsiga taasi waxaa mamnuuca sharciga. Khaniisnimada ama galmada beddelida sinjiga waxaa ilaaliya sifooyinka. Waa mamnuuc in loo takoor qofka ariimahan, tusaale ahaa, arjiyada shaqada, shaqda, waxbarashada, iyo marka uu guri kireysanayo.

Guurka

Dadka isku sinjiga ah way yeelan karaan xidhiidh. Gudaha Netherlands, sidoo kale way is guursan karaan waxay samaystaan lamaananimodiwaan gashan.

2 nin oo isku guursanaya hoolka magaalada

Waalidnimo

Netherlandsa, 2 nin ama 2 naag ayaa u wada noqon karaa waalid cunug. Wxay korsanaan cunug ama waxay dadka kale la wada korin karaan cunug. Naag minka la kireysto waa dookh kale.

Haweenka khaniisiinta oo wata carruurtooda