U turjun:

Qof aan xaas ahayn

Qofka kelida ah waa qof kaas oo aan lahayn xidhiidh degen. Dadka waar waxay doortaan inay doob noqdaan. Kuwa kale waa keli laakiin waxay jeclaan lahaayeen inay ku jiraan xidhiidh degen. Dad badan waa keli wakhti ka mid ah noloshooda

Haddii aad doob tahay, waad sameeyn kartaa nolol galmo leh. Tusaale ahaan:siigayso, galmo caadi ah ama galmo qof aad taqaan laakiin aadan la lahayn xidhiidh degen.

Haweenay keli ah oo cunto ku cunaysa guriga.