U turjun:

Xidhiidhka jacaylka

Xiriirka mar walba kuma bilowdan jaceyl. Sidoo kale waa suuragal in marka koowaad la saaxiibo ama lagu bilaabo xidhiidhka sidii saaxiibo. Xidhiidhku waxa uu isbeddeli karaa wakhti ka dib. 

Tayada xidhiidhka kuma xidhna sida aad isku jeceshihiin. Waxay ku xiran tahay waxaa adiga iyo lamanaahaaga aad u aragtaan muhiim inuu yahay xiriirka, sida dareemida raaxada xiriiirka, marka waxaa ay guud yihiin iyo isla sameeynta waxyaabaha. Tani dadka way ku kala duwan yiiin lamanaanaha way kula duwan yihiin.

Dadka qaar guursadan jaceyl, laakiin waxay isku guursadan sababo dhaqan.

Nin iyo haweenay ku madadaalanaya kijada marka ay cuntadda diyaarinayaan.