U turjun:

Kondhomka

Daboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa uu qabtaa shahwada marka ninku biyo baxo. Kondhomku waxa uu ka ilaaliyaa HIV iyo badanka STIyada, oo wax auu ka ilaaliyaa uurka aan lagu talo gelin, (waa qaabka ka hortagga uurka). Waa inaad kondhomka isticmaashaa mar keliya.