U turjun:
Rabadhka celiya candhuufta
Meel dhuuban oo laastiig ah oo ku daboolan waalka ama futada muddada galmada afka. Rabadhka celiya candhuufta waxa uu ka ilaaliya labbadaba ka hela iyo ka bixiya galmada ku lid ahaanshaha cudurada galmada la isugu gudbiyo (STIyada).