Ku saabsan Zanzu

Dadka waxay soo booqan karaa Zanzu.nl wixii macluumaad la aamini karo ah oo ku saabsan caafimaadka galmada iyo xubinta taranka ee dumarka oo ku qoron 17 luuqadood ah. Bogga waxaa sidoo kale laga helayaa macluumaad ku saabsan sharciyada iyo qawaaniinta iyo sida daryeelka caafimaadka ugu shaqeeyo Netherlands. Ee zanzu.nl/hulp waxaad ka heli doontaa dulmarka guud ee hay’adaha kaas oo bixiyaan caawinaad iyo daryeel halkii mawduucba.

Taas waxaa dheer, zanzu.nl waxay bixisaa xirfidliyaal helitaanka macluumaadka dhaqan ahaan loo dhan yahay kaas oo u dhigma asalka iyo baahida macluumaadkooda. Ka akhri wax badan oo arintaan ku saabsan zanzu.nl/professionals.

Macluumaad boggaan ku saabsan waxaa laga soo xagtay Dutch mawduuca ee Rutgers oo waxaa ku daray khabiiro ka socoda Fiom, ee Ururka Boqortooyada Holland ee Umulisooyinka, ee Ururka DUtch ee Takhasuska Ilmo iska soo ridida, Soa Aids Nederland iyo Pharos.

Zanzu.nl waxaa la sameeyay sanadkii 2018 laga soo bilaabo iskaashigga ee Sensoa (Xarunta Khibradda ee Flemish ee Caafimaadka Galmada), Hay’adda Jarmalka ee Horumarinta Caafimaadka ee Wasaaradda Jarmalka ee Caafimaadka iyo Rutgers.

Hormarinta boggaan waxaa suurogeliyay Wasaaradda Caafimaadka, Welfare iyo Sport, Pharos, GGD GHOR iyo Soa Aids Nederland.

Ku saabsan Rutgers

Rutgers waa Xarunta Netherlands ee Galmada. Waxaan ka shaqeynaa caafimaadka galmada iyo xubinta taranka dumarka labadaba ee gudaha Netherlands.

wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Rutgers